gaatanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Socod dhukis ah oo wax lagu gaadayo (nafley). 2. ld gaatamid.Dhukin iyada oo wax la gaadayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gaatamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gaatan². ld gaatan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0