gaatir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1.Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha. 2. Harag qolof adag noqday oo shafka, goroflegedka iyo cagaha geelu ku yeesho. 3. Geed-nagaaraad oo yar. ld gaatur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaatur

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gaatir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur