gaaturQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld gaatir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gaatirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1.Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha. 2. Harag qolof adag noqday oo shafka, goroflegedka iyo cagaha geelu ku yeesho. 3. Geed-nagaaraad oo yar. ld gaatur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00