gabadhQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-bdho, m.l)Macnaha:ld gabar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gabarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Midab madow oo iduhu dhabarka ku yeeshaan.1. Haweyney aan weli la guursan; inan. 2. Cadrad. ld geber, gabadh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00