Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Midab madow oo iduhu dhabarka ku yeeshaan.
1. Haweyney aan weli la guursan; inan. 2. Cadrad. ld geber, gabadh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ammo, m.dh)
Macnaha:
1. Wiil, 2. Nin dhalin yar. 3. ld iran (2).
1. Gabar. 2. Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan la guursan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur