gaban

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Inan yar. 2. Deero yar oo lab ah. 3. G. ah: wax tiro yar. ld gibin¹, gifin¹.
  2. 1. Gabar yar. 2. Deero yar oo dheddig. ld gibin², gifin². gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gibin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gaban.
  2. ld gaban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gifin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gaban.
  2. ld gaban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur