gifinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gaban.ld gaban.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gabanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Inan yar. 2. Deero yar oo lab ah. 3. G. ah: wax tiro yar. ld gibin¹, gifin¹.1. Gabar yar. 2. Deero yar oo dheddig. ld gibin², gifin². gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00