gabarey-maanyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nafley la aaminsanyahay in ay badda ku nooshahay oo qaarka sare gabar ka ah qaarka dambena mallaay. ld habarey-maanyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

habarey-maanyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nafley la aaminsanyahay in ay badda ku nooshahay oo qaarka sare gabar ka ah qaarka dambena mallaay. ld gabarey-maanyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur