halkableQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:1. Qof aan gabay fiican aqoon oo hadba hal soo rida. 2. Gabarey-maanyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gabarey-maanyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nafley la aaminsanyahay in ay badda ku nooshahay oo qaarka sare gabar ka ah qaarka dambena mallaay. ld habarey-maanyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00