gabbaldayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gabbaldaye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gabbaldayeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Geed-gaab la beero oo leh caleemo balballaaran iyo ubax wareegsan oo hurud ah oo hadba meesha qorraxdu ka jirto u jeesta oo laga miiro mirihiisa saliid. ld gabbalday.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00