gabbaldaye
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Geed-gaab la beero oo leh caleemo balballaaran iyo ubax wareegsan oo hurud ah oo hadba meesha qorraxdu ka jirto u jeesta oo laga miiro mirihiisa saliid. ld gabbalday.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: