gabbalgaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Galabnimada inteeda dambe ee gabbaldhaca ka horreysa. ld gabbalgaabad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gabbalgaabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gabbalgaab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur