gabbalgaabadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gabbalgaab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gabbalgaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Galabnimada inteeda dambe ee gabbaldhaca ka horreysa. ld gabbalgaabad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00