gableyQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nooc shimbiraha ka mid ah; habas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
habasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:Shimbir yar oo midab dambas ah leh oo badanaa dhulka dhabbacda.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00