habas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Shimbir yar oo midab dambas ah leh oo badanaa dhulka dhabbacda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur