gabloolidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gablool². ld gabtoolid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gabloolQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:Candho guran oo aan caano lahayn. ld gabto, gabtood, gabtool¹.Wax guran oo aan caano lahayn noqosho. ld gabtool².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gabtoolidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld gabloolid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00