gabloolQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:Candho guran oo aan caano lahayn. ld gabto, gabtood, gabtool¹.Wax guran oo aan caano lahayn noqosho. ld gabtool².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gabtoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld gablool¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gabtoodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gablool¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gabtoolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gablool¹.ld gablool².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00