gabowsho

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Gabow; gaboobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gabow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Duqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer noolaato.
  2. 1. Muddo badan noolaansho. 2. Da'weyn oo aan wax la qabsan karin gaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaboobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gabow².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur