gabow
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Duqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer noolaato.
- 1. Muddo badan noolaansho. 2. Da'weyn oo aan wax la qabsan karin gaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

