gabraar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Macnaha:

  1. Nin ugaarsada.
  2. Dabidda, qabashada iyo laynta ugaarta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur