gabsas

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Naasley yar oo gafuur dhuuban, dabo dheer oo duf badan iyo midab casaan xigeen ah leh oo ku nool meelaha jiqda ah; saangur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saangur

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld soongur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur