saangur

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld soongur.

soongur

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nafley yar oo dabada dhogor badan ku leh oo dabagaallaha u eg. ld saangur.