gabxararQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Leg; sakaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
legQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gag, m.l)Macnaha:Saraarka iyo hilibka saaran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sakaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Bartamaha xabadka halka ay feeraha sare isaga yimaadaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0