sakaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Bartamaha xabadka halka ay feeraha sare isaga yimaadaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur