gabyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gabay².

gabay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nooc maansada ka mid ah oo leh qaafiyad, luuq iwm oo aan muusig loo tumin.
  2. Gabay tirin.