maansoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Maanso tirin; gabyid. ld maansee.

gabyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gabay².

maansee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-seeyay, -saysay)

Macnaha:

  1. Maanso tirin.