gacalcun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cay kaftan ku dheehanyahay oo dad gacal ahi isujeediyaan. ld gacalcunid.

gacalcunid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gacalcun.