gacalcunidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld gacalcun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gacalcunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cay kaftan ku dheehanyahay oo dad gacal ahi isujeediyaan. ld gacalcunid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00