gacalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld Gacaliso; gacaltooyo.

gacaltooyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Is jeclaan iyo is qaddarin dad ka dhexeysa. ld gacalo (2).

gacaliso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qof haween ah oo aad loo jecelyahay. ld gacalo (1).