gacan-adayg

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Bakhaylnimo.
  2. Ku g.: hanti ku bakhaylid (qof).

Lamidka: Bakhaylnimo

bakhaylnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Bakhayl ahaansho. ld bakhiilnimo.