gacan-adaygid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gacan-adayg².

gacan-adayg

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Bakhaylnimo.
  2. Ku g.: hanti ku bakhaylid (qof).

Lamidka: Bakhaylnimo