gacan-adkaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg gacan-adkow. ld gacan-adkanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gacan-adkow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Ku g.: wax hanti ku bakhaylay noqosho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur