Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg gacan-adag. ld gacan-adkaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-kaa, -kayd)
Macnaha:
Wax, waxbixinta ku adagtahay ahaansho (qof); bakhayl; muudal, dhabcaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur