gacansaar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Iib qiimaha la bixinayo marka wax la kala gato. 2. Xiriir saaxiibnimo oo dhex mara laba qof ama ka badan. 3. G. ah: lacag caddaan ah oo wax lagu kala iibsado. 4. ld gacansaarid.
- 1. (f.g) Cid, cid dagaal ka dhexeesa la heshiin. 2. (f.mg) Is g.: cid, cid kale dagaal gacanta la adeegsanayo isweydaarasho.

