gacansayrQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Diidmo. 2. ld gacansayrid.Ku g.: talo, amar iwm si qayaxan u diidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
diidmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld diidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gacansayridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gacansayr². ld gacansayr¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0