gacansayrid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gacansayr². ld gacansayr¹ (2).

gacansayr

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Diidmo. 2. ld gacansayrid.
  2. Ku g.: talo, amar iwm si qayaxan u diidid.