gadaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax qaab wareegsan leh. 2. Wax lagu qariyo wax kale. ld gedef¹.
  2. 1. Wax qaab wareegsan u yeelid. 2. Wax, wax kale ku dahaarid. ld gedef².

gedef

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld gadaf². 2. Maro yar oo uu madaxa ku xirto ugaarsaduh.
  2. Xaad dhaadheer oo ka baxda gacmaha dadk.
  3. ld gadaf.