gedefQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld gadaf². 2. Maro yar oo uu madaxa ku xirto ugaarsaduh.Xaad dhaadheer oo ka baxda gacmaha dadk.ld gadaf.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gadafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax qaab wareegsan leh. 2. Wax lagu qariyo wax kale. ld gedef¹.1. Wax qaab wareegsan u yeelid. 2. Wax, wax kale ku dahaarid. ld gedef².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00