gado

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-atay, -adatay)

Macnaha:

  1. Badeeco lacag ku baddalasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur