gadowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:Ul ama ka badan oo wareegsan, oo lagu xiro afka sare ee saab, wadaan, iwm. ld gedow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gedowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gado.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00