goobaab
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-bo, m.l)
Macnaha:
- Xarriiq sida gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dhibceheedu isku in bay wadaageheeda u wada jiraan oo uma kala dhowa. ld goobaabin, koobaab¹, koobaabin.
- Xarriiq wareegsan samayn. ld koobaab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

