gaggaboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dawakhid.ld goggobo.Lamidka: DawakhidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dawakhidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dawakh². ld dawakh¹, dawikhid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
goggoboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo cudurro badan waxna lagu dhayo. 2. Ciidda oo lagu weyseysto. ld gaggabo, geggebo, goggobb.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0