goggobo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo cudurro badan waxna lagu dhayo. 2. Ciidda oo lagu weyseysto. ld gaggabo, geggebo, goggobb.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaggabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dawakhid.
  2. ld goggobo.

Lamidka: Dawakhid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur