galaalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg galaal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
galaalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal. 2. Dambas, nuurad iwm oo qof la fooray wejiga laga mariyo.Qof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0