galaal

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal. 2. Dambas, nuurad iwm oo qof la fooray wejiga laga mariyo.
  2. Qof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur