galaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg galaan². ld galaamis².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

galaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Xarig awrka lagu keeneeyo. 2. Weel yar oo biyaha lagu darsado. 3. Weel dheg leh oo afar litir qaada. 4. Saab digaagga lagu qaado marka la guuraayo.
  2. Si gaar ah timo u tidcid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

galaamis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld galaamin.
  2. ld galaamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur