galaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
- 1. Xarig awrka lagu keeneeyo. 2. Weel yar oo biyaha lagu darsado. 3. Weel dheg leh oo afar litir qaada. 4. Saab digaagga lagu qaado marka la guuraayo.
- Si gaar ah timo u tidcid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

