galaayuus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qaylo, dhaadasho. 2. Olol iyo juuc badan oo ay nirguhu sameeyaan markay gaajoodaan.
  2. 1. Qaylid, dhaadasho. 2. Nirgo gaajooday olol iyo juuc badan samayn.