galaayuusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qaylo, dhaadasho. 2. Olol iyo juuc badan oo ay nirguhu sameeyaan markay gaajoodaan.1. Qaylid, dhaadasho. 2. Nirgo gaajooday olol iyo juuc badan samayn.