galangalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dabayl qabow oo ka soo horreysa roobka; saxansaxo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
saxansaxoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Neecaw qabow, udgoon oo roob soo hooray ka soo hormarta.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0